Waxa aan rumaysanahay in awooda isbedelku ay ku jirto waxyaabaha soo mara iyo aragtiyadda shakhsiyaadka adiga oo kale ah. Hayaankaaga goonida ah ee ku saabsan quwad koronto oo nadiif ah, amaan ah, iyo kulaylin saxo leh oo wax lagu karsado iyo waxyaabaha quwadda korontada ee la kala dooran karo ayaa ah kuwa ay ku dayan karaan dadka kale qaabeyna kara mustaqbalka gobolkayaga.

Waxa aan kuugu baaqaynaa inaad nala wadaagto sheekadaadda anaga. Haddii ay kaa  soo mareen saameyno samaan ah oo ku saabsan u gudbida farsamo (technology) kulayinta oo nadiifa ah, ama aad la kulantay muskulooyin cadeynaysa baahida loo qabo isbedel, ama aad u saadaalinayso mustaqbal cagaaran Minnesota, codkaagu waa loo baahan tahay. Sheekadaadu waxa ay bayaamin kartaa muhimada amaanka, jabnaanta, sinaanta iyo xil iska saarida bay’ada ee mustaqbalka gobolkayaga. Ma aan sugi karto inaan warkaaga maqalno.

Sign up here to receive updates.